{DHAGEYSO} Xildhibaan katirsan Hirshabeele oo waxba kajiraan kutilmaamay Mooshiinkii waare laga…

0
191

Xildhibaan aadan cabdi faarax kaladire oo kamid ah xildhimaanada Baaarlamaanka Hirshabeele ayaa waxa oo kahalay mooshinka laga gudbiyey Madaxweyne waare

xildhibaanka ayaa waxa oo sheegay in mooshinkaas laga gudbiyey madaxweynaha ay tahay mid waxba kamajiraan ah oo ku sheeegay in qaar mid ah xildhibaanra laga been abuurtay

xildhibaanka oo wareesi gaar ah siiyey Idaacda Hiiraanweyn ayaa arintaasi waxaan oo u waramay Wereyah Hiiwaanwey Xasan wali cumar iidoow