Madaxweynaha Hirshabeelle Oo magaalada Baladweyne Ka daah furay manhajka qaranka

0
323

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Baladweyne si rasmi ah uga daah furay manhajka qaranka kaasoo laga qeybin doono deegannada Hirshabeelle.