Maxaa looga hadlay kulan ay yesheen Madaxweyne waare iyo Saraakiisha Ciidamada Amisom?

0
157

Madaxweynaha DG HirShabeelle  Dr Maxamad Cabdi waare  ayaa maanta kulan kula qaatay Magaalada Beledweyne Saraakiisha Ciidamada Amisom gaar ahaan Ciidamada Hiil-Walal ee Jabuuti. ee ku sogan Magaalada Baladweyne 

Waxaa Kulankaan Ka soo qeyb ka ahaa Wasiir ku Xigeenka Amniga HirShabeelle iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan

kulankaan ayaa looga hadlay Barnaamijka nabadda iyo hawlgalada ka dhanka ah Al shabaab  iyoona lagama maarmaani ay tahay inlees ku furo wadooyinka Gobolka Hiiraan. oo ay gotoomiyeen Al shaab

Si aan wax ugu ugaano kulaankaasi ayaa waxa aan wareeysi layeelanay  Wasiir ku Xigeenka Amniga HirShabeelle waxaan oo u waramey wereyaha Hiiraanweyn Xasan wili cumar iidoow