War saxaafadeed kasoo baxay Madaxweyne Xaaf oo looga soo horjeestay Dhismaha Galmudug.

0
275

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka laabtay Wakaalashadii uu wakiishay Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya kadib markii uu arkay faragalinta ay Dowladu ku heyso Gudiga Doorashada Galmudug isagoona soo dhameeyay Hishiiski Dowlada iyo Ahlusna ee 12/12/2019