{DHAGEYSO} Wararkii Ugu danbeeyey Dil ka dhacay Duleedka Baladweyne

0
264

Maleeshiyo Hubeeysan oo ka timid dhanka Dowlada Deegaanka Soomaalida Etoobiya ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi ay ku dileen Nin Lagu Magacaabo Sheikh doon cilmi ciyooow oo kamid ahaa Beeraleeyda sida weyn looga yaqaano Deegaanka uu dilka ka dhacay. sida oow Hiiraanweyn u sheegay

Xiisad ka dhalatay dilka Sheikh doon cilmi ciyooow ayaa manta deegaanka Ilenguud ka taagan waxaana sidoo kale dhawaan halkaasi lagu dilay Sadax nin oo Beeraleey ah kuwaas oo ay dileen Maleeshiyo Hubeeysan.

Cabdi maxamed  oo kamid ah dadka degaan ayaa wax ka weydiinay sida ay wax u dhaceen waxaa oo u waray wariyaha hiiraanweyn xasan wali cumar iidoow