Golah Wakiilada Somaliland oo diiday labo xubnood oo ka mid ah Guddiga doorashooyinka

0
112

Xubnahii Komishanka umatalaya Xisbiyada mucaaridka Somaliland oo maanta hortagay golaha wakiilada Somaliland ayaan la ansixin kadib markii ay waayeen codkii ay ku ansixi lahaayeen.

Tiradii loo baahnaa ayaan siin codka kalsoonida in ay ka mid noqdaan guddida cusub.

Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa galay fasaxoodii Caadiga ahaa.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in labadda xubnood ay si toos ah ay uga hareen Guddiga doorashooyinka Somaliland.