Tartan aqooneedkii warbaahinta hiiraanweyn ee Bisha barakeysan ee Ramadaan oo la so gabagabeyay

0
113

Tartanka oo so socday mudo 29 maalin ah ayaa waxaa kulankii kama danbeysta ah iskugu so haray Xaafadaha midnimo oo ka socto dagmada jalalaqsi iyo xaafada bulo sheikh ee dagmada Jowhar

Waxana maanta ku guuleystay Xaafada midnimo oo kamid ah xaafadaha ka qeyb galyay tartan aqooneedka Warbaahinta Hiiraanweyn.

Tartankan aga baahinaayay warbaahinta hiiraanweyn ayaa waxaa taageerayay shirkada isgaarsiinta Somtel Ururka dhalinyarada Hir-shabelle waxaa su aalaha so diyaariyay Dugsiga hoose dhaxe iyo sarre Cabdiraxmaan bincoof ee Magaalada Muqdisho.