DAAWO: Degmada Bullobarde ee gobalka Hiiraan oo si weyn looga ciiday

0
103

Magaalada Bulobarde ayaa maanta waxaa looga ciiday si weyn iyadoo salaadii ciidul Adxa lagu tukaday masaajidada waaweyn ee magaalada waxana ciida si weyn looga daremay guud ahaan magaalada Bulobarde.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: