DHAGEYSO: Taliska Booliska Baydhabo oo amaro ku soo rogay shacabka

0
72

Taliyaha Saldhiga Booliska Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay Korneyl Mukhtaar Ibraahim Axmed ayaa sheegay in dadka ku dhaqan magaalada iyo nawaaxigeedaba looga baahan yahay inay qayb ka noqdaan xaqiijinta amniga Magaalada iyo degaannada hoostaga.

Taliyaha oo Warbaahinta kula hadlayay Baydhabo ayaa waxaa uu sheegay in Bulshada ay waajib ku tahay ka qeyb qaadasha sugida amniga inta lagu guda jiro maalamaha Ciidul-Adxaa.

Ugu danbeyn waxa uu sheegay in Ciidamada Ammaanka Magaalada Baydhabo i diyaarsan yihiin dardar gelinta howlaha suginta Amniga,isla markaana ay ka feejigan yihiin weeraro ka dhaca Magaalada Baydhabo iyo degaannada hoostaga.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO: