Hoggaamiyaha Iran oo eedeyn kulul u jeediyayay Yurub

0
85
In this picture released by the official website of the office of the Iranian supreme leader, Supreme Leader Ayatollah Ali Khamenei addresses the nation in a televised speech marking the anniversary of the 1989 death of Ayatollah Ruhollah Khomeini, the leader of the 1979 Islamic Revolution, in Tehran, Iran, Wednesday, June 3, 2020. Khamenei assailed Washington in the wake of George Floyd’s killing for its allegedly duplicitous policies when it comes to upholding human rights. (Office of the Iranian Supreme Leader via AP)

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayatollah Cali Khamenei ayaa sheegay in Yurub ay ku guul darreysatay inay badbaadiso heshiiska caalamiga ah ee nukliyeerka ka dib markii Washington ay ka baxday.

Wuxuu ku eedeeyay Yurub inay sameynayaan “balanqaadyo qarsoon” oo wax yeeleeya dhaqaalaha Iran. Ingiriiska, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa doonayey inay sii wadaan heshiiska kaas oo ahaa in lagu xakameeyo himilada nukliyeerka ee Tehran.

Balse Madaxweyne Trump – oo dhaleeceeyey heshiiska – ayaa Mareykanka ka saaray laba sano ka hor, ka dibna wuxuu soo rogay cunaqabateyn ballaaran oo looga golleeyahay inuu ku qasbo Iran inay dib ula xaajooto.