SAWIRO: Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay siyaasiyiinta kasoo jeeda Galmudug

0
111

Madaxweynaha Maamul Goboleedka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye  qoorqoor ayaa Munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed casuumaad u sameeyey qaar kamid ah siyaasiyiinta, ganacstada, iyo waxgaradka ku dhaqanka Gobolka Banaadir ee kasoo jeeda Galmudug.

Madaxweyne Qoor-qoor ayaa waxgaradka, odayaasha iyo siyaasiyiinta kasoo jeeday degaanada Galmudug kala hadlay xaaladaha ka jira degaanka iyo sidii la isaga kaashan lahaa isla markaana ay qeyb lixaad leh kaga qaadan lahaayen hormarka maamulkaas.