Gudoomiye ku Xigeenki Xafada Xaawo Taako ee Magaalada Baladweyne oo Lagu dilay

0
169

Waxaa caawa xaafada Xaawo Taako gaar ahaan laanta Nuurxawaad lagu dilay allaah u naxariiste Gudoomiye ku Xigeenki Xafada Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne Jeele Garane Cabdulle

ilaa hada si rasmi ah looma oga cida ka danbeysay dilka Jeele Garane Cabdulle hasa yeeshee waxaa goobta ka baxsaday dadkii ka danbeeyay dilka.