{DAAWO SAWIRADA} Banaabax Manta ka dhacay Magaalada Buulo Burde

0
284

Wararka ka imaanayo Magaalada Buul Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi oo manta ka dhacay Banaabax looga soo horjeedo Sida ay dadka sheegen hilibka Dameeraha oo si qarsoodi ah loogu iibinayey kawaanka Magaaladaasi.

dadweyne Careeysan ayaa is kugu soo baxay wadooyinka Magaalada iyagoona  ku dalbanayey in wax laga qabto arintan ku aadan hilibka Dameeraha. ila iyo hada Maamulka Degmada iyo Saraakiisha Ciidamada kama aysan hadlen arintan.