{DAAWO SAWIRADA} Dadkii ku dhawacmay Qaraxii Gaalkacyo Oo Muqdisho Loo Qaaday.

0
209
Wasiirka Arimaha Dibadda Ee Dowladda Soomaliya Maxamed Abdirisaaq Ayaa Goor Dhaweyd Kaduuley Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Galkacyo, Wuxuuna Qaadey Dhaawacdadii Wax Kusoo Gaareen Qaraxii Shalay Galab Kadhacey Magaalada Gaalkacyo.