{DAAWO SAWIRADA} Qarax Miino ka dhacay Xaafada Howl-wadaag ee Baladweyne

0
245

faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeeyso qarax miino oo ka dhacy Xaafada howlwadaag ee magawlada baladweyne Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan Ciidamada macawisleyda aya ku dhintay qarax mino.

Ciidamada Amaanka Soomaaliya iyo Kuwa Amisom Maamulka Degmada Baladweyne ayaa goobta gaaray waxaana ay halkaasi ka bilaabeen howlgal lagu xaqiijinayo Amaanka

Gudoomiyaha degmada Baladweyne Cismaan dhicisoow Dhuubow ayaa Hiiraanweyn usheegay in ay goobta kasoo qaaden 1 askari oo meeyd ah oo ku dhintay Qaraxa Miinada ee la galiyey geed hoostiisa. Ciidamada amaanka ayaa xaafada howlwadaag ka wada howgal lagu badi goobayo dadkii ka dambeyay Qaraxa.