Musharixiinta Mucaaradka Ah Oo War Kasoo Saaray Ciidan La Dul Dhigay Guryahooda.

0
209

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa si kulul uga hadlay Ciidan la sheegay in la dul geeyay Guryaha ay ka daggan yihiin magalada Muqdisho.

Qoraal kasoo baxay Midowga ayaa lagu cambaareyay Tallabada ay dowladdu Ciidanka u dul dhigtay Musharxiinta, waxaana ay ku sheegen in ay tahay daan-daansi dagaal oo cad oo uu wado madaxweyne Farmaajo.

Hoose ka aqriso Qoraalka Musharxiinta