Puntland oo la filayo in uu maanta ka dhaqan galo amar uu madaxweynaha mamulkaasi

0
178

Puntland oo la filayo in uu maanta ka dhaqan galo amar uu madaxweynaha maamulkaasi ku faray Bangiyada iyo xawaaladaha in ay sameyaan qayb sarifka lacagaha ah si meesha looga saaro dhibaatada taagan

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa ka socdo kulamo ay gacasatada iyo maamulku uga arrinsanayaan sidii loo hirgalin lahaa amarro uu soo saaray madaxweynaha Puntland.

Arrimahaas oo ku saabsan sidii lacagta shilinka soomaaliga ay u sii shaqayn lahayd, ayadoo beryahan sare u kac ku yimid sarrifka lacagta doollarka uu keenay in meelaha qaar laga diido istcmaalka shilinka soomaaliga.

Dhanka kale, meheradaha ganacsiga ee Boosaaso qaarkood ayaa weli xiran.