Xildhibaan ka tirsan Hirshabeelle Oo ku dhawacmay Qarax ka dhacay Jowhar .

0
193

Wararka ka imaanayo Magaalada Jowhar ayaa sheegay in goordhow halkaasi uu ka dhacay qarax qasaaro geeystay sida ay Hiiraanweyn usheegen dadka deegaanka qaraxa waxaa kaga Maqlay xaafadaha Jowhar.

Qaraxa ayaa ka dhacay Xaafada Kulmis waxaana ku dhawacmay sida la sheegay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle kaasi oo lagu magacaabo Muxumed Colaad iyo askar ka tirsan Ciidamada dowlada soomaaliya

dhawaca xildhibaanka ayaa loo qaaday isbitaal ku yaalla magaalada jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle waxaana intaas kadib gaaray ciidamada amaanka Magaalada howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka ayey halkaasi ka bilaaben.