Hirshabeelle oo xabad joojin kala dhexdhigay beelo ku dagaalamayay Baledweyne.

0
94

kusimaha madaxweynaha ahna madaxweyne kuxigeenka dowaldda hir-shabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagaroo saaki kubaxay deganaada dabeeyl iyo baladu-amin  ayaa ku guuleeystay inu xabad joojin hordhac  ah kala dhex dhigo  laba beelood oo labadii maalmood ugu dambeeysay ku dagaalmayay duleedka galbeed Baladweyne.

Madaxweyneha oo la kulmay odayaasha  dhincyada ayey ka aqabaleen xabad joojin  aydoo dib loogu wadahadli doona wixii sababay dagaalka gacan ka hadalka keenay.

Ugu yaraan 6 ruux oo labada dhan ah ayaa ku geeriyootay 15 kabadan waa ku dhawacameen  dagaaladan labadii cishee la soo dhaafay  kasocodo duleedka baladweyne aydoo dagaalku u sababay muran ka dhashay dhul beereedyo lahaanshadiisa leysku qabsaday.