{DAAWO MUQAALKA} Xassan Shiikh: “Dhalinyaradii tababarka ciidan loogu qaaday Eritrea waa la iibsaday”

0
186

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaalada dhalinyaro Soomaaliyeed oo labo sano ka hor tababar loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaasoo war iyo wacaalkooda la la’yahay.

“Lama aqbali karo in dhallinyaro Soomaaliyeed oo ay dowladdu dirtay aan warkooda la heynin. Mas’uuliyiintii howshaas ka dambeeyay waa in ay waalidiinta iyo ummadda Soomaaliyeed u caddeeyaan masiirka carruurta Soomaaliyeed aniga waxa kaliya ee aan ku tilmaami karaa in la iibsaday dhalinyaradaas fasiraad kale uma hayo” ayuu yiri Xassan Shiikh.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA