Guddiga la dagaalanka musuq maasuqa oo war kasoo saaray Guddiyada doorashoyinka iyo ergooyinka

0
86

Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq maasuqa ayaa lagu sheegay in guddiga si dhow ula socon doonaa ficillada guddiyada doorashooyinka, ergooyinka iyo musharrixiinta si looga hortago nooc kasta oo khaladaad doorasho iyo musuq ah.

Guddiga waxa kaloo ay tilmaamay in ay ka hortagi doonaan haday dhacdo Musuq maasuq in ay qaadi doonaan tilaabooyinka ugu haboon.