Guddoomiyihii Dhallinyarada Gobolka Hiiraan oo caawa Baladweyne lagu dilay

0
156

Dableey hubeeysan ayaa goordhow laanta nuurxawaad xaafadda Xaawa-taako ee magaalada Beledweyne ku dilay allaha naxariistee guddoomiyihi Dhallinyarada Gobolka Hiiraan Faarax Cabdi Cali Garuun oo looyaqiinay Faarax Diir

Ka so koow dilka faarax diir waxaa Sidoo kale goobta lagu dhaawacay 3 qof oo kale kuwaas oo lagu kala magacaabay
1-Cabdi Dhoore
2-Garaar
3-Gaabane Seeraar
Waxana hada lagu dabiibayaa dhawacooda isbitaalka Baladweyne iyo goobo caafimaad oo gaar loo leeyahay.

Xilliga dilka uu dhacayay dhallinyaradaasi ayaa ku sugnaa goob maqaaxi oo kutaal nuurxawaad

kooxdii dilka geeysatay ayaa iskaga baxsaday goobta uu dilka ka dhacay.