Madaxweynaha Jubbaland Oo magacaabay guddigii Doorashada ee Jubbaland.

0
38
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka.