Midowga Yurub eedeymo culus u jeediyey ciidamada Itoobiya

0
75
Midowga Yurub iyo Mareykanka ayaa cambaareeyay duqeyo ciidamada Itoobiya ka gaysteen gobolka Tigray taasoo sababtay waxyeelo badan oo soo gaartay dad shacab ah.

Midowga Yurub ayaa dhacdadani ku tilmaamay mid welwelkeeda leh iyagoo sheegay in ‘si ula kac’ ah rayidka loo bartilmaameedsaday.