Shir looga hadlayo xaaladda Liibiya oo ka furmay Berline

0
86
BERLIN, GERMANY - JANUARY 19: (L-R) High Representative of the European Union for Foreign Affairs and Security Policy Joseph Borrell, German Foreign Minister Heiko Maas, German Chancellor Angela Merkel and United Nations Secretary-General Antonio Guterres are pictured before the start of the meeting at the Chancellery on January 19, 2020 in Berlin, Germany. Leaders of nations and organizations linked to the current conflict are meeting to discuss measures towards reaching a consensus between the warring sides and ending hostilities. (Photo by Emmanuele Contini/Getty Images)

 Inta badan hogaamiyaasha dawladaha caalamka ayaa manta kulan gaar ah oo looga arrinsanayo xaaladda dalka Libya ku yeelanaya caasimada Jarmalka ee Baarliin.

Kulankaan oo si gaar ah diirada loogu saarayo suurtagalnimada in lasii amba qaado dadaalada nabadeed ee la doonayo in xal waara looga gaaro dhibaatada Libya ka taagan.

Ajandayaasha waxaa sidoo kale ku jira in laga shaqeeyo sidii doorasho uga qabsoomi lahayd Libya marka la gaaro 24, ka bisha December ee sanadkaan.

Wakiilo ka socda dawlada kmg ah ee Libya ka jirta ayaa shirka manta ka furmaya magaalada Baarliin ka qeyb galaya.

Waa wajigii labaad shirkii qabsoomayay January 2020,kii oo ay ka qeyb galeen madaxda dawladaha Turkiga, Maraykanka, Faransiiska iyo Rushka.