Galmudug oo guula ka shegatay dagaala ka dhacay gobalka Mudug

0
71
Dowladda Galmudug ayaa War saxaafadeed kasoo saartay guulo ay gaareen ciidamada qalabka sida ee howlgalada lagu sifeenayo kooxaha argagaxisada ka wada deeganada Galmudug.