Maamulka hirshabeelle oo shaaciyay natiijada Imtixaanka dugsiga dhexe

0
165
Wasaaradda Waxbarshada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqday natiijada Imtixaanaadka dugsiyada fasalka 8aad oo ay wasaaraddu qaaday.
10 Arday ee ugu Sareeyso Kaalmaha Sideed 8 kamid ah waa Gobolka Sh/dhaxe halka 2 arday ee kale ay yihiin gobolka Hiiraan.