Galmudug oo Magacaawday guddiga doorashooyinka Aqalka Sare

0
101
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Gobaleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03/08/2021 maalin Talaado ah waxa uu Magacaabey Xubnaha Guddiga Qabashada Doorashada Aqalka Sare ee BJFS ee Baarlamaaniga ah.