faahfaahino la xiriira qarax ayaa ka dhacay maqaaxi ku taal degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

0
371

Warar kala duwan ayaa ka soo baxay qaraxa iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in qaraxan uu ahaa mid uu ka dambeeyay qof waxyaalaha qarxa isku soo xirey oo isku qarxiyay goob ay ku sugnaayeen ciidamo.

Illaa hadda lama hayo warar rasmi ah oo qasaaraha qaraxa balse waxaa ay wararka sheegayaan in dad ku dhow toban ruux ay ku dhinteen ama ku dhaawacmeen qaraxan,