Horyaalka heerka koowaad ee kubada Cagta Baledweyne oo socda.

0
230

Garoonka Ciyaaraha ee Laqanyo
Waxaa ka socda kulan ciyaareed Xiiso badan oo u dhaxeeya kooxaha kala.ah Daarusalaam VS Dalxiiska
Waa laba Koox oo ay ka Dhaxeeyo xifaaltan Adag

Maxaad u rajeyneysaa labada xoogba¬