WAR DEG DEG AH:Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland ama

0
127

qoraal ka soo baxay Guddiga Doorashooyinga Gobolada Waqooyi (Somaliland)

Waxaan ku war gelinaynaa dhamaan musharixiintii isku diiwan geliyay tartanka Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland in uu dib u dhac ku yimid hadal jeedintii berri ay jeedin lahaayeen musharixiintu.
Dib ayaan kasoo sheeegi doonaa wakhtiga.
Mahadsanidiin.