Xildhibaano katirsan hirsahabeelle oo booqday guriga mar xuum uu dhawaan yaxaas kudilay wabiga shbeelle

0
169

Qaar kamid ah xil dhibaanada hirshabeelle ayaa waxa ya  booqdeen guriga marxuum axmed aadan buubaal  oo dhawaan uu yaxaas ku qaaday wabiga shabeelle ee mara magaalada jowhar xili uu halkaas ka kaluumeysanaayay

Xildhibaanadan booqday guriga marxuumka uu yaxaaska qaaday ayaa kala ah xildhibaanad  caasho qaliif  maxamed xildhibaan cabdifitaax muuse ibraahin iyo xildhibaan cabdi fitaax jaamac warsame jeekey

Xubnahan ayaa qooska uga tacsiiyadeeyay  marxuumka uu yaxaaska dilay lana qeybsaday murugada waxa ayna u rajeeyeen Badal qeyr qaba

Xildhibaanada caasha qaliif ayaana gudoonsiisay qoyskan lacag dhan kun doolar