{DAAWO SAWIRADA} Terminalka cusub ee Loo dhismay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne

0
382

Waxaa maalinta biri ah si rasmi ah xariga looga jaridoonaa Terminalka cusub ama qeybta cusub ee loo dhisay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne kaas oo mudooyinkii danbe uu dhismihiisa socday.

 

Dhawaan ayaa la so gabagabeeyay dhismihiisa Terminalka cusub ama qeybta cusub ee loo dhisay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.