Dagaal culus oo mar kar kale ka qarxay Guriceel.

0
2776
 Waxaa saaka mar kale dagaal culus uu ka qarxay degamada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo shalay ilaa hadda marti u noqotay dagaalka u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamulka Galmudug oo daraf ah iyo ciidanka Ururka hubeysan ee Ahlusuna.

Dagaalka ayaa la sheegayaa in laysku adeegsaday hubka fudud iyo kan culus intaba.

Dadkii magaalada ku noolaa ayaa wararka waxa ay sheegayaan inay ka barakaceen magaalada iyagoo ka cabsi qaba inuu dagaao dhaxmaro ciidamada Dowladda iyo Kuwa Ahlu Sunna .

Dhanka kale Ciiidamada dowladda iyo kuwa Galmudug ayaa Malayshiyaad ka tirsan Ahlusunna waxay saakay ku qabteen Guriceel, kuwaa oo qayb ka ah maxaabiis ku dhow 30 .