Marekanka oo ka walaacsan koox calooshooda u shaqestayaal kasoo jeeda Ruushka .

0
134

Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay koox calooshooda ushaqestayaal kasoo jeeda Ruushka oo kadagaalamaya mali.

Safiirka Mareykanka ee Qm oo kulan la qaadatay madaxweynaha dalka Niger ayaa sheegtay inay ka walaacsan yihiin koox dagaalyahano uu ruushka fangareenyo kuwasi oo ka dagaalamaya dalkaasi Mali.

Hadii ay arinta sidaas kusii socoto waxa ay ka digtay inay kasii dari doonto xaalada dalkaasi Mali oo 9bilood ay maamulayaan Golaha Afgambiga xukunka ku qabsaday.