SAWIRO: Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday taliska Nisa

0
197

Ra’iisul Wasaare Rooble oo uu wehliyo wasiirka amniga gudaha ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, isagoo warbixin ka dhageystay agaasimaha KMG iyo saraakiisha hay’adda.