SAWIRO: Tababar ku saabsan amaanka doorashooyinka oo Baledweyne lagu qabtay

0
190

Magaalada Beledweyne ayaa waxa maanta lagu soo gabagaboobay tababar mudo lix cisho ah uga socday saraakiil iyo ciidama ka tirsan Booliska Beledweyne waxana ka qeyb galayaasha lagu barayay amniga doorashooyinka.

Madashii lagu soo xirayay tababarka ayaa waxa ka qeyb galay oo soo xiray madax ka socotay maamulka gobalka iyo saraakiisha ciidamada booliska kuwaas goobta ka hadlay waxa ay bogaadiyen tababarka la xariira arimaha doorashada ee la siiyay ciidamada iyo saraakiisha booliska.