(Akhriso) Guddiga doorashada K/Galbeed oo shaaciyey kuraas beri la dooranayo

0
81

Guddiga hirgelinta doorashada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa  shaaciyey in 29 November oo ku aadan maalinta Isniinta ah uu qabanayo doorashada 4 kursi oo ka mid ah 11-kii kursi ee 19 November la shaaciyey.

Afarta Kursi ee beri la qabanayo ayaa ah kuwii ugu dambeeyey 11ka kursi, iyadoo todobada kale horey loo qabtay inkastoo la sheegayo in qaarkood la boobay, muran badana uu ka taagan yahay..

HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDDIGA