{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed

0
250
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ayaa ka codsaday in ay qeyb laxaad leh ka qaataan gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyees ee ay saameeyeen abaaraha ku dhuftay qeybo badan oo dalka ah.
Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa Guddiga Gurmadka abaaraha ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaaruhu, isagoo faray in ay dardargeliyaan howsha gurmadka.