Ciidamada booliska hirshabeelle ayaa caawa hoolgalo balaaran waxa ay kawadaan xaafadaha ay ka koobantay magaalada jowhar ee caasimada hirshabeelle
Hoogalada ayaa guud ahaanba waxaa lagu baadigoobayaa dadka isticmaalo waxyaabaha maanka doorsha iyo kuwa ka ganacsada
Ilaa iyo tobaneeya quf ayaa lagu soo qabqabtay hoolgakan sidoo kala waxa lagu soo qabtay waxyaabaha maanka doorsho
Hool galkan caawa ka socdo jowhar ayaa waxa uu ku soo aadyaa iyadoo maanta kulan amniga looga hadlay uu shirgudoomiyay madaxweynaha hirshabeelle laamaha amaankana uu faray in xooga lasaaro sugida amniga hirshabeelle
Lagana hortago waxyaabaha maanka doorsho