Banaanbax Caawa ka Dahacay Beledweyne,

0
270

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Caawa ka Dhacay Banaanbax looga soo horjeedo Imaanshiyaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen oo la sheegay inuu imaanayo Magaalada,

Dadweyne Careeysan Ayaa Dhaxaan ku jaray wadoonyinka qaar ee Magaalada inkasto Markii Dambe Ciidamada Booliska Hirshabelle ay kala Ceeyriyeen Dadkii Banaanbaxa Dhigayey iyagoona Furay wadooyinka qaar,

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa Baraha Bulshada waxaa aad looga hadal hayey in Cali Guudlaawe uu Birito kusoo Wajahan Magaalada Beledweyne