Cali Guudlaawe oo Markale ku baaqay in loo gurmado dadka ay abaaruhu saameeyeen

0
149

Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Mudane Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe ayaa Markale Ku Celiyay baaqiisa ku aadanaay isku gurmashada Dadka ay Abaaruhu saameyen Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle.

Madaxweynahu ayaa Sheegay inay Sii kordheyso Abaaraha Dalka kajiro Gaar ahaan Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle

Waxaa uu tilmaamay inay ka Dowlad ahaan Wadaan Dadaalo Xoogan oo Loogu Gurmanyo dadka Abaaraha galaafteen.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Ganacasato iyo Dowladaba in leyska Garabsado Caawinta kumanaanka Abaaraha aay Saameyen ee Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle,

Haa’yadaha Gargaarka Ayuu ugu baaqay inay kaqeybqaatan Gurmashada