Cumar Ibraahim Xaashi oo ku guuleystay HOP#114.

0
126

Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee DG Jubbaland waxaa maanta ka billaabatay Doorashada 6 kursi oo Golaha Shacabka ah Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya oo horay loo xareeyay ergada dooratay.

Labada Musharax ee ku tartantay kursiga Tirsigiisu yahay HOP#114 ayaa kala ah: Cumar Ibraahim Xaaashi & Cabdi Aadan Cabdullaahi, Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee SEIT Jubbaland Siyaad Maxamed Mursal ayaa natiijada ku kala sheegay.

Cumar Ibraahim Xaashi 80 Cod.

Cabdi Aadan Cabdullaahi 12 Cod.

Waxaa halaabay 8 Cod.