{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Waare”,Farmaajo iyo Reerkiisa ayaa Ku Duulay Baladweyne

0
287
Madaxweynihii Hore ee Hirshabeele maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay Xaalada Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa siweyn u sharaxay dhaqamada Farmaajo laga bartay mudadii 5ta sano ee uu Xafiiska Joogay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA OO DHAMEYSTIRAN