Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulamo siyaasadeed ka wada Muqdisho

0
105

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi.