{DAAWO SAWIRADA} Xulkii ku guuleystay Koobka Afrika oo abaalmarino qaali ah la gudoonsiiyey

601
Senegal President Macky Sall (L) stands with Sengal Captain Kalidou Koubaly holding the Africa Cup of Nations (CAN) trophy upon Sengal arrval in Dakar on February 7, 2022. - Senegal's President Macky Sall declared Monday a public holiday to celebrate the national football team's first ever African Cup of Nations crown following their victory against Egypt, public television announced. (Photo by SEYLLOU / AFP)

Xarunta Madaxtooyada dallka Senegal ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ciyaaryahan kasta waxaa la gudoonsiiyay abaal-marin lacageed oo dhan in ka badan 87,000 oo dollar.

Waxaa sidoo kale ciyaartoyda dhulal laga siiyay caasimadda Dakar iyo degaanka Dianiyadiyo oo daris la ah caasimadda.

Madaxweyne Mackie Sal kooxda xulka qaranka dalkiisa guddoonsiiyey abaal-marintii ugu sarraysay ee uu dalkaasi laga bixiyo.

Madaxweynaha ayaa mar sii horeysay uga mahadceliyey kooxda sharafta ay dalka u soo hoyiyeen iyo in ay noqdeen horyaalka Afrika.