Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ayaa loo magacaabay Mahad Salaad Maxamed oo kamid ahaa xubnaha sida weyn ugu dhow madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Hadaba waxa eegi donaa sadax qodob oo hortaal taliyaha cusub ee loo magacaabay Hay’ada nabad sugida iyo sirdoonka Mahad Salaad.