Habraaca Amniga Doorashada Madaxwaynaha iyo sharuudaha laga rabo Xildhibaannada, Musharraxiinta iyo ka qaybgalayaasha.
Xildhibaan Maxamed ibraahin Macalimuu oo ah xubin ka tirsan Guddiga Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha ayaa ka hadlaya.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA