DED,DEG Nabadoon lagu dilay magalada baledweyn

0
130

wararka laga helaayo xaafada xaawo taako ee magalada Baledweyn aya sheegayo in gordhaweyd halkaas lagu dilay mid kamid ah odayasha dhaqanka kana mid aha kuwoada sida weyn looga yaqiinay xaafada xaawo taako oo cawo lagu dilay

Allaha unaxariistee ninka la dilay aya magaciisa dad yaqiinay waxa ay ku sheegan Cali macalin maxamuud cali dheere oo ka mid ahaa odayaasha sida weyn looga yaqaanay Xaafada Xaawo taako.

waxa goobta uu dilka ka dhacay garay qarkmida ah ehalada marxuumka iyo dadkale oo iyaga ka agdhawa halka uu dilka ka dhacay oo ah agagarka masjidka xafada xaawo taako kuwas oo mesha ka qaday meydka marxuumka

marka laga yimaado dadka ahelada iyo shacabka waxan jirin ciidamo ka tirsan kuwa booliska oo iyaga goobta uu falka ka dhacay .

Dilka caawo ka dhacay xafda xaawo taako ee magalada baledweyn aya kuso adayo xili mudooyinki danbe oo amniga magalada faraha ka baxay kadib dilal qorsheeysan oo lo geysnayay dad shacab ah iyo masuuliyin heer fadaral her mamul iyo heer gobal iskugu jiray