Dabley hubeysan ayaa xaafada Xaawa taako ee Magaalada Baledweyne ku dishay Cabdirashiid Maxamed oo ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanka ku fadhiya kursiga Hop_58 ee BJFS Dilka ka dib ciidamada Booliska Baledweyne ayaa ayaa gaaray halka uu Dilka ka dhacay waxaaana ay wadaan baaritaano.
Wixii kusoo kordha Halkan kala soco